Sidee loo isticmaalaa Premier Wallet?

 


https://www.facebook.com/premierwallet

Sidee loo isticmaalaa Premier Wallet?

Premier Wallet waa app uu sameeyay Premier Bank oo ah hogaanka bangiyada dalka.  Premier Wallet waxa uu kuu sahlayaa inaad lacago u diri karto ama laguu soo diri karo adigoo isticmaa app-kan. 

Waxaad ku bixin kartaa biilasha, lacagta jaamacadda, waxaad uga tukaameysa kartaa Hayat Market, Midnimo super market iyo suuqyo badan. Sidoo kale dalal 100 ka badan sida Turkiga, Kenya, Hindiya iyo Malesiya ayaad ku isticmaali kartaa. 

La soo dag app-ka Premier Wallet: 

Android: https://bit.ly/3LiWa3d

IOShttps://apple.co/3lge2RN  

Halkaan ka daawo qaabka aad u sameysan karto Premier Walet: 


Close Menu