Premier Bank



Premier Bank waa bangi ganacsi oo gaar loo leeyahay waafaqsana Shareecada Islaamka. bangigu la aasaasay sanadii 2013 isagoo aqoonsi sharciyeed ka heysta Bangiga dhexe ee Soomaaliya (Central Bank of Somalia).

Bangigu waxa uu bixiyaa adeegyo badan oo ay ka midyihiin: 'payroll' oo aad ku maareyn karto mushaaraadka, Premier Bank Mastercard, SWIFT iyo POS.  Waxaa sidoo kale uu soo kordhiyay adeega Premier Wallet oo aad ku isticmaali karto in ka badan 100 dal

Conatact: +252 2014 ama +252 617771000
Address: Makka al-Mukarama, Taleex, Hodan, Muqdisho  
Facebook  |    Website     
Close Menu