Skilful Academy maxaa laga bartaa?


Skilful Academy waa machad laga barto xirfado kala duwan oo muhiim u ah qof kasto; si loo soo saaro shakhsiyaad xirfad leh oo wax ku soo kordhin kara suuqa shaqada ee dalka iyo dibadda. 

Mac-hadka waxaad ka heleysaa koorsooyin iyo tababarro ay ka midyihiin; Research Methodology, HRM, Statistics, STATA for data analysis iwm. 

Waxaa koorsooyinka bixinaya macallimiin khubarro ah oo ka shaqeeya hey'adaha dowlada, kuwa madaxa banaan, jaamacadaha; ayagoo wata darajooyinka Master iyo PhD.

Contact: +252 61 0484261 

Address: Daarta TCC -Taleex, Hodan, Muqdisho 

Facebook  |    Website

Close Menu