Waa maxay adeega Dalmar Roaming ee shirkadda Hormuud?

 

https://www.facebook.com/Hormuud/

Waa maxay adeega Dalmar Roaming?

Dalmar waa adeeg casri ah oo shirkada isgaarsiinta Hormuud ugu tala gashay macaamiisheeda marka ay dibadaha ku safrayaan. Adeegaan waxa uu kuu sahlayaa in aad SIM Card-kaaga Hormuud ku isticmaasho dalal shisheeye adigoo adeegsanayaa wicitaanka, fariimaha, EVC Plus, Deeqtoon iyo akoonkaaga Salaam Somali Bank

Dalmar Roaming isticmaalkiisa waxaa kugu kordheysa qidmad yar balse waxaad awood u yeelaneysaa inaad xiriir joogta ah la yeelato elehlkaaga, ganacsigaaga, iyo guud ahaanba dadka ku sugan gudaha dalka ama wata SIM Card-ka Hormuud Telecom. 

Halkan ka daawo qaadka aad u dalban karto adeega Dalmar Roaming: 

Close Menu