Asal Solutions

Asal Solutions waa shirkad 'La talin Tiknoologiyadeed' oo bixisa adeegyo ay ka midyihiin: sameynta softweerada, website-yada, adeeg internet iyo tababaro. 

Shirkadu waxay shaqooyin u qabataa ganacsiyada, hey'adaha dowliga, ururada, iwm. waxa ay xarumo ku kala leedahay Muqdisho, Hargeysa iyo Nairobi. La xiriir si aad wax badan uga ogaato. 

Asal Solutions waxa ay sidoo kale leedahay qeyb gaar ah oo la yiraah 'Asal Call Center' taa oo loogu adeego hey'daha iyo xarumaha dowliga ee qabta mashaariicda iyo wacyigelinta dadweynaha. 

Contact: +252 852929 ama +252 616965458 

Address: Daarta TCC -Taleex, Hodan, Muqdisho 

Facebook  |    Website

Close Menu